Siciid Deni oo beeray geedkii u horeeyay ee Beer loogu tala galay in ay noqoto aag cagaaran (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Beeray geedkii u horeeyay ee Beer wayn oo loogu talagay in ay noqoto aag cagaaran oo ka qayb qaadanaysa bilicda iyo wax soo saarka, taasi oo laga sameynayo aaga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Beertan oo bedkeedu yahay 1KM dhererka iyo 600 mitir balaca, laguna beerayo geed-mirood iyo dhir … Continue reading Siciid Deni oo beeray geedkii u horeeyay ee Beer loogu tala galay in ay noqoto aag cagaaran (Sawirro)